Bilderesultat for dahabshiil banner

DIGNIIN:Siyaasada Abaalaawe Xirsi Iyo Xisbiga Wadani Ay Rabaan Inay Ku Fur Furaan Jeegaanta Iyo Xuluufada Tolka Is Jecel Ee Is Fahmay Waxa Ka Kawa Ah Tii GABILEY

DIGNIIN:Siyaasada Abaalaawe Xirsi Iyo Xisbiga Wadani Ay Rabaan Inay Ku Fur Furaan Jeegaanta Iyo Xuluufada Tolka Is Jecel Ee Is Fahmay Waxa Ka Kawa Ah Tii GABILEY

WAXA XAQIUIQA INUU ABAALAAWE XIRSI CALI X XASAN KU BALAN QAADAY INUU FUR FURO JEEGAANTA LACAGNA KU ISTICIMAALO ISNA NACSIIYO HABAR,JECLO IYO SACAD MUUSE,.

Ma,ogtahay in lagu mshquulsanahay in lakal fur furo jeegaanta sida uu ku balan qaadayxirsi oo xaasidnimo iyo xumaan cuqdadi ka buuxdo oo ku balan qaaday markuu galaayay xisbiga wadani Inu kala fur furaayo jeegaanta isga oo u adeegsan doona lacagtii uu qaranka ka dhacay

hadaba sida la ogyahay wiigan waxa magalada GABILEY ay u direen Xisbiga wadani Xirsi taasi waxay ahayd munaafaqad la soo maluuqay oo la rabay inay isku dhacaan habar jecelo iyo sacad muuse waxase ayaan daro ah ninka xildhibaanka burco joogay ee u jawaabay XILDHIBAAN IID oo ah nin arkaayay Munaafaqada Xirsi Iyo Xisbiga WADANI Waxayaabah Loogu Talo Galay Iyo Xaasidnimada Jeegaanta La Rabo In Lagu Fur Furo Tani Waa Kaw Ee WAXAAN IDINLEEYAHAY KA FEJIGNAADA CADAWGA IYO XZASADKA

BEESHA BARIGA BURCO WAZXAAN LEEYAHAY GARATA WAXA IDINLA GUDBOON XISBIGAAD KU TACABTEEN HIIL IYO HOOBA ISLA GARAB TAAGA MUUSE WAA NINKA KALIYA EE MAANTA LAGU AAMIN KARO DALKA sidaas daraadeed cadawga uga hiisha

jeegaantu hanooltaao dadka is jecelna ilaahay hadhawro xaasidkuna ha jabo

W/Q Xusen Nuur Cilmi

Xuseennuur119@hotmail.com

About Author

cabdirisaaq wadani